Qabri-Dahare oo Ilaa shalay uu Telefonka Laga Gooyey
Written by dhamac   
Wednesday, 23 December 2009 06:52
Duf:Ji-jiga_Wararka naga soo gaadhaya gobolka qoraxeeya gaar ahaan magaalada Qabri-dahare ayaa sheegaya in telefoonkii la gooyey magaalada,jig-jiga marka laga dirayo iyo dibadaba marka laga soo dirayo iska daa in ay iyagu diraan. Shacabka magaalada ayaa arintan u badinaya,in ciidamao badan oo ka tirsan JWXO ay ku soo dhawaadeen magaalada geesaheeda,taas darteed ayaanu umalayan ayey dhaheen. Waxaa laga yaabaa in dib loo furo ama ay xoogaa la hakiyey,ilaa shalay lama wici karo iyaguna ma wactami karaan. La soco wixii ka soo kordha Dufaan.com