GURYO KALE
| ROOBABKII DAYRTA AYAA KA BILOWDEY OGADENYA |
| Written by dhamac |
| Saturday, 05 December 2009 15:19 |
| jig-jiga_DUF:_Wararka naga soo gaadhaya Ogadenya,ayaa waxay sheegayaan in roobkii dayarta uu si fiican uga da,ay gobolo badan oo Ogadenya ka mid ah si fiicana loogu qabowsadey. Caanihiina ay jabeen oo ay hoos u dhaceen roobka awgii,ilaa hada wali jidkii wuu xidhan yahay oo cunaqabteyntii ayaa saaran,gaadhiyadu ma soo galaan,ilaa kaambey uu yahay mooyee,kaligii gaadhi bixi kara ma jiraan,waa lala wareegi. wixii intaa ka soo kordha la soco Dufaan.com |
| Last Updated on Wednesday, 03 February 2010 12:51 |
Wargelin Muhiin ah
-
Kasoo qayb gal mudaharaadka 17-18.12.2008
WRITTEN_BY
administrator
Mudaharaad ka dhicidoona Copenhagen
Read more...
Daawo DufaanTV
