Hanbalyo Ciid mubaarak
Written by administrator   
Friday, 27 November 2009 21:23

CIID  Dhamaan umadaha muslimiinta meel kastooy joogaanba waxaan lee nahay kulu caam wa antum bilkhayr, ciid mubaarak, sanadkan sanadkiisa ku ciida nabad iyo caafimaad, Soomaalida Ogadenyana, waxaan leenahay kuciida ciidan ciida xigta xoriyad taam ah!!!!

Waxaan sidoo kale akhristayaasha boggan dufaan, ugu bishaaraynaynaa in dufaan hawada dib ugu soo laabtay, sidaad uga bara teenba warar xaqiiqo ah, aad ka heli doontaan.

Markale ku ciida caafimaadsan!!!

Tafaftiraha dufaan.com.  

Last Updated on Friday, 27 November 2009 23:18