|
Written by dhamac
|
|
Saturday, 05 December 2009 15:19 |
|
jig-jiga_DUF:_Wararka naga soo gaadhaya Ogadenya,ayaa waxay sheegayaan in roobkii dayarta uu si fiican uga da,ay gobolo badan oo Ogadenya ka mid ah si fiicana loogu qabowsadey.
Caanihiina ay jabeen oo ay hoos u dhaceen roobka awgii,ilaa hada wali jidkii wuu xidhan yahay oo cunaqabteyntii ayaa saaran,gaadhiyadu ma soo galaan,ilaa kaambey uu yahay mooyee,kaligii gaadhi bixi kara ma jiraan,waa lala wareegi.
wixii intaa ka soo kordha la soco Dufaan.com |
|
Written by dhamac
|
|
Thursday, 03 December 2009 12:30 |
|
Khamiis, December 03, 2009(HOL): Inta la xaqiijiyay waxaa geeriyootay afar wasiir oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya, Dhaqtar macallin ka ahaa Jaamacadda Banaadir, labo Wariye oo ka kala tirsan TV-ga Al-Carabiya iyo Idaacadda Shabeelle iyo Arday tiro badan oo maanta diyaar u ahaa in ay qaataan Shahaaddooyin qalin-jebin ah oo ay ka qaadanayeen Jaamacadda Banaadir, gaar ahaan qeybta Caafimaadka. Wasiirrada dhintay ayaa waxay kala yihiin Wasiirraddii Caafimaadka Qamar Aadan Cali, Wasiirkii Hidaha iyo Tacliinta sare Prof. Ibraahim Xasan Caddow, Wasiirka Waxbarashada Axmed C/llaahi Waayeel iyo Wasiirkii Dhalinyarada iyo Isboortiga Saleebaan Colaad Rooble. Wasiirrada dhintay ayaa waxay ka mid ahaayeen wasiirrada ugu shaqada badan Dowladda Soomaaliya, waxaana tusaale u soo qaadna karnaa in Wasiirrada Waxbarashada qaabilsanaa ay dhawaanahan dibadda u dirayeen Arday ka baxday Dugsiyada sare iyo Jaamacadaha ku yaalla Magaalada Muqdisho.
|
|
SII AKHRISO
|
|
Written by administrator
|
|
Friday, 27 November 2009 21:23 |
|
Dhamaan umadaha muslimiinta meel kastooy joogaanba waxaan lee nahay kulu caam wa antum bilkhayr, ciid mubaarak, sanadkan sanadkiisa ku ciida nabad iyo caafimaad, Soomaalida Ogadenyana, waxaan leenahay kuciida ciidan ciida xigta xoriyad taam ah!!!!
Waxaan sidoo kale akhristayaasha boggan dufaan, ugu bishaaraynaynaa in dufaan hawada dib ugu soo laabtay, sidaad uga bara teenba warar xaqiiqo ah, aad ka heli doontaan.
Markale ku ciida caafimaadsan!!!
Tafaftiraha dufaan.com. |
|
VOA-English US Congressman Criticizes Puntland For Abusive Behavior |
|
Written by dhamac
|
|
Tuesday, 24 November 2009 04:27 |
|
US Congressman Criticizes Puntland For Abusive Behavior
The government of the semi-autonomous region of Puntland has been sharply criticized by a U.S. lawmaker, who says Puntland authorities are routinely arresting, handing over men from neighboring Ogaden region to Ethiopian security
The government of the semi-autonomous Somali region of Puntland has been sharply criticized by a U.S. lawmaker, who says Puntland authorities are routinely arresting, harassing, torturing, and handing over men from the neighboring Ogaden region to Ethiopian security. Listen
|
|
Sii Akhriso ...
|
|
Written by dhamac
|
|
Tuesday, 24 November 2009 04:33 |
|
| | Ra'isul Wasaaraha Dalka Canada oo shahaado gudoonsiiyey Maamulaha idaacada Radio Ogaal Hassan Abdullahi Omar (Karatee) Ra'isulwasaaraha Dalaka Canada Stephen Harper ayaa shahaado Saxaafada Jinsayadda qaranka ee Canada (National Ethnic media of Canada) abaalmarin ah gudoonsiiyey Hassan Abdullahi Omar (Karatee) oo ah Maamulaha Idaacada Ogaal Radio ee Magaalada Toronto Canada. |
|
|
Read more...
|
|
Written by dhamac
|
|
Tuesday, 24 November 2009 05:02 |
|
Qoraal aan kasoo xiganay VOA-Somali ayaan gudaha boga idiinku soo dhajinay hadalkaa kooban ayaa Maamulka Faroole ama Fara Go'ane ugu jawaabeen hanjabaadii kululayd ee uu Mudane Donald Payne ujeediyay Maamulkaas Jarka Iska Tuuray Mudanaha ayaa Markuu Faroole ka quustay lana yaabay axmaqnimadiisa fadeexad qaawan banaanka soo dhigay isagoo sheegay dhamaan xidhiidhyada ama hadalada uu Faroole kala yeeshay gabool faladan laga galayo shacabka Ogaden iyo Jabhada ONLF-ba hadaba Maamulka Faroole oo si indha la'aana ugalay shirqool aad u foolxun oo lagu bartilmaansanayo shacabka S/Ogadeenya iyo halgankooda ayaa xisaabta aan ku darsan in arimuhu meesha gaadhayaan iyagoo islahaa Jig-jiga iyo Ina Ilay ayaa sal u ah dadka aad ka baayac Mushtaraysaan si kastaba ha ahaatee Fadeexda qaawan ayaa meel laga soo qabto aysan jirin Faroolihii shalay idaacadaha hadalada Cad-cad ka sheegayay ayaa dhuumasho iyo waxba ma gudbin ka dhamaan lah maantana bilaabay inuu ku dabagabado Maxamed Faarax Ciise (Gashaan) oo isaguba qadiyadiisii laascanood aan ka hadli karin moodayna dan inuu calooshiisa ushaqaysto lakiin Maanta Faroole wuxuu Ogaaday Iska dhaaf shacabka S/Ogadeenya ONLF kuwoodii ugu waa waynaa ayaa dhex taagan Yemen Eriteriya Jbuuti Kenya Uganda Sudaan Maraykan dhamaan dalalka Reer Galbeedka iyo Carab intaba boqolkiiba xogooduna wuxuu joogaa Ogadenya iyo Galbeedka Fog ee Itoobiya maanta ma faroole ayaa soo celin kara raguu gudbiyay iyo marxuumkii uu jeelka ku qashay hore ayuu fanaankii heesayay u yidhi dhisii nabaddaa jabtoo waxba dhawran maayee ninkii dhiman yeelkiis mar haday saa tahay ma calaalcal iyo difaacaa raqiiska ah ayaa faroole iyo inta kula jirta danbiyada qaawan ka gadmi. calaalcalka Maamulka danbiilaha Faroole hoos kasii akhriso. |
|
Read more...
|
|
Written by dhamac
|
|
Tuesday, 24 November 2009 05:13 |
|
 Sir ka fakatay Faroole "Cali Saleebaan Waan ka Maaranaan" Faroole Madaxwaynaha Pl ayaa sheegaya ka dib is Casiladii Wasiirada Arimaha Gudaha iyo Maaliyada inuu Beelaha ay ka soo jeedaan ay Puntland ka Maaranto, Dr Faroole ayaa daboolka ka qaaday inaan Jagooyinkaasi Cidna Loo waayayn. Madaxwayne Faroole ayaa sheegaya inuu Ciidamo Beeshiisa ah u dirayo Gudaha Bosaaso si ay u Jooojiyaan Bosaaso, oo ah Magaalada Ganacsi, ee Puntland. |
|
Read more...
|
|
Written by dhamac
|
|
Tuesday, 24 November 2009 05:24 |
|
Col. Cali Xasan Axmed wuxuu ka hadalay arrimo badan oo khuseeya hawsha hortaal hogaanka cusub, shirkii ay la galeen Madaxweynaha Puntland faroole. Talaabooyinka xiga ee ay damacsanyihiin. Barnaamijkna waxa inoo soo diyaariyey Wariye Farxaan Rooje. Halkan Ka Dhegayso Waraysigii Xigasho/lasanod.com |
|
Read more...
|
|
Written by dhamac
|
|
Tuesday, 24 November 2009 05:29 |
|
| Written by Jidbaale.com | | Monday, 23 November 2009 14:36 | |  Buuhoodle(Jidbaale.com):-Waraysi ku saabsan Garoonka diyaaradaha magaalada Buuhoodle , waraysigana oo ay inoogu xog waramayaan halka ay marayaan hawlaha garoonku hawlwadeenada kala ah Xasan Baad iyo Cumar Haaruun, Halkan ka dhagayso . Xigasho/jidbaale.com |
|
|
Read more...
|
|
Written by dhamac
|
|
Wednesday, 18 November 2009 01:29 |
|
Aljazeera.net oo si dadban loogu adeegsaday dacaayadii kooxda mayalka adag ee al-shabaab dacaayadan ayaa Aljazeera.net loosoo mariyay Cabdiraxmaan Sahal oo ah ninka kismaayo ujooga TV-ga carbeed ee Aljazeera qaybtiisa Aljazeera.net hadaba Cabdiraxmaan sahal ayaa aad loogu tuhunsanaa inuu katirsan yahay kooxda al-shabaab iyo wadaada mayalka adag noocay doonaanba ha ahaadaane warbixintiisa ugu danbaysay ee uu usoo gudbiyay Aljazeera.net ee uu kaga hadlayay dagaaladii ka dhacay magaalada xagar ayaa cadayn u ah inuu xidhiidh dhaw la leeyahay kooxda al-shabaab ama xubin muhim ah ka yahay al-shabaab |
|
Read more...
|
|
Written by dhamac
|
|
Tuesday, 17 November 2009 05:43 |
|
| | Dabaqoodhi Cabdi Ilay Cajalkii Muqaalka ahaa ee uu ku qiranayay danbiyada dagaalka kuna qirtay inuu soo galinayo website-kiisa Probagandhaha isagoo kahadlaya Idaacad caalami ah VOA-Somali ayaa si aad ah loo duubtay cajalkaas oo Ina Ilay iyo gumaysiga oo jab lama filaan ah kala kulmay Jabhada ONLF ayay si aan ka fiirsi lahayn usoo bandhigeen iyagoo damacsanaa inuu unoqdo dacaayad ay kaga hortagaan guusha ONLF lakiin wuxuu isku badalay Hub ay jaaliyaduhu ku dagaal galaan halka uu Hay'adaha Xuqul insaanka u dooda unoqday cadayntii ugu danbaysay midan oo ah mid aan la heli karin Madaamo oo uu yahay muqaalka naxdinta leh mid iyagu gacmahooda kusoo dubeen kuna qirteen idaacad caalami ah laguna soo bandhigay website-ka gaarka ah ee loo sameeyay dacaayada gumaysiga Itoobiya lakiin waxaa ka hoos baxday in ay saxaafadu tahay mindi laba afleh hadii aadan si ka fiirsi leh aadan u isticmaalin ay adiga ku jari. |
|
|
Read more...
|
|
Written by dhamac
|
|
Tuesday, 17 November 2009 04:52 |
|
Faafin: SomaliTalk.com | Saturday, November 14, 2009
Dadka qurbaha ka tagay ee u soo shaqo doontay Soomaaliya waxaa ka mid ah Cabdiraxman Faroole, gudoomiyaha gobolada bari ama Puntland ee Soomaaliya oo nuqulka qoraalkan uu ku wajahanyahay. Cabdiraxman Faroole wuxuu qaxooti ku ahaa oo isaga iyo qooyskiisaba ay magangalyo ka heleen waddanka Australia, waxayna heystaan dhammaantood jinsiyadda waddankaas. Waxaa bishii aynu soo dhaafnay ee oktobar laga soo musaafuriyay dalka Yemen Soomaali badan oo waddankaas tahriib ku tagay, Faroole ma uusan garan in naxariistii uu ninka cad ee Australiaanka u fidiyay isaga iyo qooyskiisa mid la mid ah uu u fidiyo dadkaas Soomaaliyeed balse xabsi , jirdil iyo musaafurin ayuu isugu daray. Waxaa intaas dheer in uu Faroole isga oo isleh ku jees jees uu si wax magardnimo ah si gaar ah u takooray qaar ka mid ah dadkii Yemen laga soo celiyay. |
|
Read more...
|
|
Written by dhamac
|
|
Tuesday, 17 November 2009 04:43 |
|
Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee mudada fariisinka ku lahaa Isgoyska Kalabayr ee Gobolka Hiiraan oo xalay Baneeyay dhamaan saldhigyadoodii Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee mudada fariisinka ku lahaa Isgoyska Kalabayr ee Gobolka Hiiraan ayaa xalay halkaasi faaruqiyay,kuwaasi oo qabtay dhanka Degmada Feer-Feer ee gudaha dhulka S/Ogadeenya Qaar kamid ah dadka deegaanka Jawiil ayaa waxaa ay sheegeen in ay arkayeen Ciidamda Itoobiya oo gaadiidkooda dagaalka iyo kuwa Ciidamada Xambaara ku raraya saanadahooda iyo wixii agab ahaa oo ay wateen saaranaya,iyagoo horay u sii dhacay qaar kamid ah gaadiidka dadweynaha oo wadada ay ka leexsadeen ama kusii jiidheen arinkan ayaa lagu xidhiidhinayaa weeraro Culus oo Jabhada ONLF saldhigyo waa wayn kaga qabsatay Itoobiyaanka iyadoo wali ay ONLF Culays ku hayso fadhiisimo badan oo Ciidamada Itoobiya dagan yihiin. |
|
Read more...
|
|
Written by dhamac
|
|
Tuesday, 17 November 2009 04:16 |
|
| World Media Focus on Ogaden Region:Saxaafada Aduunka oo Diirada Saartay Gobalka Ogaden. |   Tafatiraha Shabakada Ogadentay ayaa soo Xuuraamiyay Saxaafada Aduunka iyo Dagalka Ogaden wuxuuna soo Ogaaday in Afarta War Fidinayaal ee Aduunka oogu Caansan ee kala Ah Wakaalada Wararka ee AFP, Aljazeera, Reuters, BBC World ay wajaheen Dagaalada Ka Socda Gobalka Ogaden, Iyagoo Ciwaano ooga kala Dhigay, Mucaaradka Itoobiya ee ONLF oo Dagaal Xoogan ku qaaday Itoobiya, Todobo Magaalo oo Itoobiya laga qabsaday, Magaalooyin Lala Wareegay Hadaba Dhamaan Warkaas ka Akhriso Gudaha. |
|
|
Read more...
|
|
Written by dhamac
|
|
Tuesday, 17 November 2009 04:13 |
|
| Idaacada Radio Xoriyo oo Waraysatay Maxamed Shariif Iyo Taliyaha Ciidamador.a Gor G | Idaacada Radio Xoriyo ayaa la yeelatay waraysi meelo badan taabanaya N/hure mudane Maxamed Shariif oo mardhaw kasoo laabtay dalka Ogaadeeniya. Naftiihure Maxamed Shariif oo mudo aad u dheer ka mid ahaa CWXO ayaa ka warbixiyey taariikhdii dheereed ee halganka lagu xoreynaayo Ogaadeeniya iyo heerarkii kala duwanaa ee la soo maray wuxuuna aad ooga sheekeeyey awooda CWXO. Sidoo Kale Taliyaha Ciidamada Gor-Gor ee ONLF ayaa Idaacadu Waraysi la Yeelatay. Waraysiga Maxamed Shariif Link Warisigaa Taliyaha Ciidamada GorGorLink> Akhristow Wararka Dagaalka oo Muuqaal ahaan Looga waramyo Gudaha Warka ka eeg
Xigasho/ogadentoday.com |
|
|
Read more...
|
|
|