Wararka Af-Soomaaliga
Millions of dollars earmarked for victims of the Ethiopian famine of 1984-85 was siphoned off by rebels to buy weapons, a BBC investigation finds.
Written by dhamac   
Wednesday, 03 March 2010 13:55
Millions of dollars earmarked for victims of the Ethiopian famine of 1984-85 was siphoned off by rebels to buy weapons, a BBC investigation finds. Gebremedhin Araya (L) says he posed as a merchant, but was in fact a rebel Former rebel leaders told the BBC that they posed as merchants in meetings with charity workers to get aid money. They used the cash to fund attempts to overthrow the government of the time. One rebel leader estimated $95m (£63m) – from Western governments and charities including Band Aid – was channelled into the rebel fight. The CIA, in a 1985 assessment entitled Ethiopia: Political and Security Impact of the Drought, also alleged aid money was being misused. Its report concluded: "Some funds that insurgent organisations are raising for relief operations, as a result of increased world publicity, are almost certainly being diverted for military purposes." Multiple rebellions
Read more...
 
BEENIN NINKA ISKU MAGACAABEY JALIYADA GODEY
Written by dhamac   
Monday, 01 March 2010 07:31
Beenin Ninka Isku MagacaabayMatalayana Jaaliyadaha Dibadda Ee Gobolka Godey Farxaan Maxamad Xaaji Jaaliyadaha gobolka godey ee reer Ogadenya waxay la mowqif tahay shacabka soomaalida Ogadenya ee xoriyad iyo cadaalad doonka ah. Waxaa baryahaan danbe soo badannaya shaqsiyaad isku magaacaabaya inay matalaan jaaliyado, oo magacyo aan la-aqoon intay soo qaataan been iyo ku-tidhi-ku-teen soo dhiga internetka iyagoo raba inay duudsiyaan xaquuqda shacabka soomalida ogaadenya. Ninka isku magacaabay Engineer Farxaan M. Xaji, sheegtayna inuu daganyahay New ZeaLand, ayaa ka mid ah canaasiirta la soo dirsaday ee isku dhabar-jabinaysa inuu hor istaago shacab u istaagay inay duudsiga lagu hayo ka gilgishaan. Wuxuu shaqsigani wakhtigiisii ku lumiyay inuu isku dayo inuu luguha qabato odayaasha iyo cuqaasha ka dhiidhiyay dhibka dadkooda uu ku hayo Ninka kililka madaxa u ah iyo canaasiirtiisa isga u adeega. Wuxuuna been abuur ku sameeyay dadka reer Godey ee dunida dacaladeeda jooga iyo kuwa wadankii hooyo joogaba.
Read more...
 
Dagaalkii Jubooyinka oo kusii Fidey Ilaa Afmadow
Written by dhamac   
Thursday, 18 February 2010 22:38
DUF:Nayr_Maanta oo Dagaalkii ay soo qaadeen ciidamo taabacsan Sh Axmed Madoobe,saacado kadibna laga saarey ciidamadii taabacsanaa Godane,magaalada Dhobley,iyagoo shaley ku faanayey qabsashadii Diif,waxaa ku dhacdey wax ayna fileynin oo ayna meesha soo dhiganin.
Read more...
 
Ardeyda Jaamacadaha Sudan oo Dr.Fulayfil hadiyad u siiyey kitaabkii Abu-Sacda
Written by dhamac   
Thursday, 04 February 2010 14:12
Ardayda jaamacadaha Sudan oo Dr. Fulayfil hadiyad u siiyay kitaabkii Abu-Sacda Ardayda jaamacadaha Suudaan ayaa hadiyad ahaan u gudoonsiiyay Dr S. Fulayfil oo nadwad ku qabtay Jaamacadda – Inter. African University. Nadwada uu qabtay Dr. Fulayfil oo ay ka soo qaybgaleen dad badan oo isugu jira madaxda dalka Sudaan, wasiiro ka tirsan DKM Somaalida, Professors jaamacadaha Sudaan wax ka dhiga, aqoonyano iyo arday farabadan ayuu Dr. Sayid Fulayfil aad ugaga hadlay arimaha Ogadenya isagoo ku tilmaamay shacabka Ogadenya inuu yahay shacab geesi ah oo jecel xoriyadda iyo wada-noolaashaha. Dr. Fulayfil ayaa sheegay inuu aad u yaqaano shacabkan, isagoo daraasaad badanna ka sameeyay qadiyadda Ogadenya oo dunida Carbta aanay siinin ahmiyadda ay ka muidantahay amnigooda qawmiga ah.
Read more...
 
O.N.LF Statament On African Union Summit
Written by dhamac   
Wednesday, 03 February 2010 12:45
Read more...
 
Addis-Ababa oo Dhalinyarada Somalida Ogadenya oo Xabsi laga buuxiyey
Written by dhamac   
Wednesday, 27 January 2010 11:00
DUF:Addis-Abab_Sida wararku nagu soo gadheen xalay ilaa shalay,waxaa magaalada laga qab-qabtey dhalinyaro aad u fara badan oo ahaa kuwii jaamacadaha,dhalinyarada ayaa markii aan sii daba galey dhamaantood waxey noqdeen dhalinyaro somaliyeed oo u dhalatey Ogadenya. Ilaa hada ma cada waxa lagu haysto,waxaa loo badinayaa in baryahan warar ay magaalada ku jiraan oo sheegaya in jabhada Onlf ay ku soo dhawaatey aagaas oo aan awal looga baran,iyagan lagu yidhi Onlf ayaad taageertaan,ilaa hada lama garanayo,waxa khalkhalka keeney iyadoo ciidamo fara badan lagu soo daadiyey magaalada Addis. Wixii ka soo kordha la soco Dufaan.com
 
Dagaalo ka dhacey Ogadenya
Written by dhamac   
Wednesday, 27 January 2010 10:49
18 goob oo ciidamada gumaysiga lagu weeraray 12 maalmood gudahood Wariyayaasha goobta ayaa noo soo gudbiyay warbixino ku saabsan dagaaladii is-daba jooga ahaa ee CWXO ay la beegsanayeen maxaysata uu gumaysiga ku soo ururiyay dalka Ogadenya. Dagaalada aan helnay warbixintooda oo gaaraya 18 fal ciidan ayaa ka kala dhacay meela kala duwan oo dalka ka mid ah laga bilaabo 11-1-2009 ilaa 23-1-2009, iyadoo cadawga loogu gaystay dagaaladaa khasaare laxaad leh oo isgu jira dhimasho iyo dhaawac farabadan.
Read more...
 
4 BARI KAHOR DAGAAL KA DHACEY HARO-DIGEED
Written by dhamac   
Sunday, 03 January 2010 15:22
DUF_Jig-Jiga.Wararka naga soo gaadhaya Ogadenya ayaa sheegaya in 4bari ka hor dagaal aad u xoog badan uu ku dhaxmarey cutubyo ka tirsan Ciidanka Jabhada Xoreynta Ogadenya,dagaalkaas oo ka dhacey aaga Haro-Digeed mudo 4bari laga joogo,ayaa wuxuu warku intaas ku darey cidankaas oo u badnaa Tigree,si naxariis daro ah loo jabiyey aagiin ay u hadheen ciidamadii jabhada xoreynta Ogadenya. Waxaa isbitaalkan jig-jigo ee militariga la keeney 3sargaal oo dhaawac uu ka soo gaadhey dagaalkaas,jig-jigo,dhagaxbuur waxaa caadi ka noqdey in jabhadu habeenkii ay soo galaan subaxiina ay isga baxaan,kadibna shacabka su,aalo la weydiiyo imisey ahaayeen,xagey ka soo galeen. Wixii ka soo kordha Dufaan.com
 
Dad badan oo Dhuxun Lagu Raafey
Written by dhamac   
Thursday, 31 December 2009 07:01
Wararka naga soo gaadhaya Degmada Dhuxun ayaa sheegaya in Ciidamada Wayaanuhu qafaasheen dad tiradooda lagu sheegay in ka badan tahay 100 qof. Dadkaas ayaa sida lagu soo waramayo lagu xareeyey xero ciidan. Wariyaheena aaga Dhuxun ayaa sheegaya in 10 ka mid ah dadkaas la qafaaley oo hubeysan ay u soo galeen Cidamada JWXO. Sida warku sheegayo dadkan ayaa la hubeeyey, waxaana la qiysaayaa in la doonayo in si qasab ah looga hor geeyo Ciidamada Xoreynta Ogadeniya ama loo qaadi doono Gobolada kale ee Itoobiya si looga hor geeyo Jabhada ku kacsan Xukumada Itoobiya. Warku wuxuu intaas ku darayaa in guud ahaan Itoobiya uu ka socdo qafaal, kaas oo inta badan Ardeyda iskuulada lagu ugaadhsanayo. Sourse:Ogaden.com
 
Jig-Jiga:Dhalinyaro Ardey ah oo Xabsiga Lagu Jidh Diley
Written by dhamac   
Wednesday, 30 December 2009 07:40
Dhalinyarada laqabqabtay ayaa waxaa naloogu sheegay tiradooda inay dhan yihiin 56 arday oo isugu jira heer jaamacadeed iyo heer dugsi-sare. Waxay wararku intaas ku darayaan in ardaydaas si xun loo jidhdilay jeelasha oo lagu qasabay in lagaga sheegsiiyo inay yihiin xubno ama taageerayaal JWXO. Waxay noo sheegeen dadkii noo waramay in intoodii qiratay loo ogolaaday inay eheladoodii soo booqdaan meesha intii kale een waxba qiranin wali jidhdilkii lagu wado iyadoo ehelkoodiina loo diiday inay arkaan ama wax cunto ah u geeyaan.
Read more...
 
Qabri-Dahare oo Ilaa shalay uu Telefonka Laga Gooyey
Written by dhamac   
Wednesday, 23 December 2009 06:52
Duf:Ji-jiga_Wararka naga soo gaadhaya gobolka qoraxeeya gaar ahaan magaalada Qabri-dahare ayaa sheegaya in telefoonkii la gooyey magaalada,jig-jiga marka laga dirayo iyo dibadaba marka laga soo dirayo iska daa in ay iyagu diraan. Shacabka magaalada ayaa arintan u badinaya,in ciidamao badan oo ka tirsan JWXO ay ku soo dhawaadeen magaalada geesaheeda,taas darteed ayaanu umalayan ayey dhaheen. Waxaa laga yaabaa in dib loo furo ama ay xoogaa la hakiyey,ilaa shalay lama wici karo iyaguna ma wactami karaan. La soco wixii ka soo kordha Dufaan.com
 
4 WIIL OO LAGU DILEY DHAGAX-BUUR
Written by dhamac   
Monday, 14 December 2009 10:32
Dec 14, 2009 (QOL) Wararka na soo gaadhay Ogaadeenya ayaa sheegaya daraad oo ku baagan 12/12/2009 in magaalada dhagaxbuur badhtankeeda lagu toogtay 4 wiil oo isku qoos ah. sida ay ilo xog-ogaal ahi noshegeen in afarta wiil oo la dilay iyaga oo hadhsanaya bakhaar ay ku lahaayeen badhtanka magaalada Dhagaxbuur in uu u yimid nin u shaqeeya gumaysiga Itoobiya oo magiciisa naloogu sheegay Ina Ibrahin Daa'uud ninkaas oo wararka qaar shegayaan in uu u baxsaday xaga Hargaysa. Dhanka kale nin bakhaar gadanayay oo anan magaciisa hadda haynin in isla maalintaas ay ciidamada Itoobiya ku qawraceen halkaas kadibna boo-been bakhaarkii oo maydku dhexyaalo. Wararka aanu ka helayno Ogaadeenya ayaa ah warar naxdin leh waxayna ciidamada Itoobiya u laynayaa shacabka Ogaadeenya sabab la'aan waxaa kale oo ay kufsanaaya gabdhaha Ogaadeenya ayaga oo qaarkood markay kufsadaan dilaya si aynan u sheegin. Waxaa kale oo uu wariyaha Qorahay Online u jooga Ogaadeenya no soo sheegay in hantida dadka aad loo boobaya qofkii la hadlaana ay leeyihiin waxaad tahay ONLF, ayaga oo xabsiyada Ogaadeenya ka buuxaan dad aan waxba galabsanin, waana mida keentay in ay dadku u cararaan waddama dariska la ah Ogaadeenya waxaana todobaadyadii ugu dambeyay xeryaha qoxootida ee Kenya soo gaadhayay dad aad u taabaalaysay oo ka soo cararay gumaadka uu gumaysiga Itoobiya ku hayo shacabka Ogaadeenya. Si kastaba ha ahaatee waxaa waddanka Ogaadeenya gabi ahaantiisaba ka socda dagaalo kuwaas oo u dhexeeya ciidamada Itoobiya & Jabhadda ONLF oo doonaysa in ay xorayso Ogaadeenya waxaana bilihii ugu dambaysay ay ONLF kordhisay dagaalka ay kula jirto Itoobiya ayada oo saldhigyo & magaalooyin waaweyn weerar ku ekaysiisay lagana dareemay dhaaman dunida oo dhan. Xigasho:Qorahay Online
 
Dagaalo Cusub oo Lagula wareegey Saldhigyo Ciidan Ogadenya
Written by dhamac   
Thursday, 10 December 2009 19:56
Read more...
 
ROOBABKII DAYRTA AYAA KA BILOWDEY OGADENYA
Written by dhamac   
Saturday, 05 December 2009 15:19
jig-jiga_DUF:_Wararka naga soo gaadhaya Ogadenya,ayaa waxay sheegayaan in roobkii dayarta uu si fiican uga da,ay gobolo badan oo Ogadenya ka mid ah si fiicana loogu qabowsadey. Caanihiina ay jabeen oo ay hoos u dhaceen roobka awgii,ilaa hada wali jidkii wuu xidhan yahay oo cunaqabteyntii ayaa saaran,gaadhiyadu ma soo galaan,ilaa kaambey uu yahay mooyee,kaligii gaadhi bixi kara ma jiraan,waa lala wareegi. wixii intaa ka soo kordha la soco Dufaan.com
 
Qarax ka dhacey Magaalada Muqdisho
Written by dhamac   
Thursday, 03 December 2009 12:30

Khamiis, December 03, 2009(HOL): Inta la xaqiijiyay waxaa geeriyootay afar wasiir oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya, Dhaqtar macallin ka ahaa Jaamacadda Banaadir, labo Wariye oo ka kala tirsan TV-ga Al-Carabiya iyo Idaacadda Shabeelle iyo Arday tiro badan oo maanta diyaar u ahaa in ay qaataan Shahaaddooyin qalin-jebin ah oo ay ka qaadanayeen Jaamacadda Banaadir, gaar ahaan qeybta Caafimaadka. Wasiirrada dhintay ayaa waxay kala yihiin Wasiirraddii Caafimaadka Qamar Aadan Cali, Wasiirkii Hidaha iyo Tacliinta sare Prof. Ibraahim Xasan Caddow, Wasiirka Waxbarashada Axmed C/llaahi Waayeel iyo Wasiirkii Dhalinyarada iyo Isboortiga Saleebaan Colaad Rooble. Wasiirrada dhintay ayaa waxay ka mid ahaayeen wasiirrada ugu shaqada badan Dowladda Soomaaliya, waxaana tusaale u soo qaadna karnaa in Wasiirrada Waxbarashada qaabilsanaa ay dhawaanahan dibadda u dirayeen Arday ka baxday Dugsiyada sare iyo Jaamacadaha ku yaalla Magaalada Muqdisho.

SII AKHRISO
 
<< Start < Prev 1 2 3 Next > End >>

Page 1 of 3